AppMarket24.com

Quality apps built with AppCreator24.

Jaamacada Ummadda

16 downloads
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waa jaamacadda rasmiga ah ee dowladda, waxayna bixisaa waxbarasho ta

Screenshots

Preview of the app

Jaamacada Ummadda
Jaamacada Ummadda
Jaamacada Ummadda

About this app

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (Somali National University) waxaa la aasasay sannadkii 1954, waana hooyadii aqoonta ee dalka Soomaaliya. Jaamacaddu waxay si weyn u qaybqaadataa dhisidda aqoonta dhalinyarada iyo soo saarista aqoonyahanno dabooli kara baahiyaha suuqa shaqada iyo horumarka bulshada.

Waxay bixisaa kulliyado kala duwan oo isugu jira Saynis, Tiknoolajiyad, Caafimaad, Injineernimo, iyo Culuunta Bulshada, iyadoo ardayda siisa agab iyo deegaan ku habboon cilmi-baarista iyo barashada casriga ah si ay u hoggaamiyaan mustaqbalka dalka.

Related apps

More apps in the same category

Report app

Tell us the reason and we will review the app.